Waftida Xukuumada Ka Socda Ee Uu Hogaaminayo  Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo tacsi U Diray  Chief  Caaqil Axmed Hassan  Maxamed 

Ilaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi  Raajucuun

Waftida  Xukuumada Ee Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed   Ee Ku Sugan Degmada Ceel Afweyn Waxa Ay  Tacsi  Tiiraanyo  Leh  U  Dirayaan  Chief  Caaqil Axmed Hassan  Maxamed  (Axmed Khayr) Oo  Maanta  Ku   Geeriyooday  Cisbitaalka  Magaalada  Ceerigaabo.

Waftida Uu Wasiirku  Hogaaminayo  oo  Ka  Kooban

  • Ex M/ku xigeen C/Raxmaan Aw Cali Faarax
  • Ex M/ku xigeen Axmed Yuusuf Yaasiin
  • Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Axmed Kaahin
  • Wasiirka Ciyaaraha Boos Mire
  • Wasiirka Diinta Sheekh Khaliil
  • Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysi
  • Wasiirka Shaqo Galinta Hinda Gaani
  • Wasiirka Deegaanka Shukri Baandare
  • Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta
  • Iyo Badhasaabka Gobolka

Oo  Dhamaantoodba  Ku  Sugan Degmada Ceel  Afweyn  Ee Ka Tirsan  Gobolka Sanaag Kuwaasi  Oo  Halkaa  U  Joogaa  Nabadaynta  Deegaanadaasi.

Ilaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi  Raajucuun

 

admin