Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo warbixin DhagaystayWaaxda Qorshaynta Wasaarada IyoLixda Agaasime Waaxeed .

Hargaysa (MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ay weheliyaah Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Iyo Labada Agaasime Guud ee Amniga Iyo Gobolada Iyo Degmooyinka ayaa Warbixin Ka dhaqaystay Waxaada Qorshaynta iyo Agaasime waaxeedada wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland taasi oo lagaga hadlaayey qorshaha Wasaarada .

admin