Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Iyo Waftidii Uu Hogaaminayey oo kusoo Guryo Noqday Caasimada Hargaysa.

Waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo arrimaha nabadaynta u joogay degmada Ceel Afweyn ayaa dib igu soo laabtay Caasimada Hargaysa.

Waftigan oo muddo dhawr iyo labaatan cisho ah Ku sugnaa degmada Ceel Afweyn iyo deegaanada Ku xeeran ayaa guud ahaanba soo afmeeray nabad galyadii deegaanadaasi iyo colaadii beelaha walaalaha ah ee deegaanadaasi wada dega.

Dhinaca kale wasiirku waxaa uu soo maray caasimada gobolka togdheer ee Burco halkaasi oo uu fagaare kala hadlay bulshada waxaana uu kulan LA qaata badhasaabka iyo laamaha amaanka we gobolka togdheer iyagoo xog waraysi siiyay dhinac amniga iyo xaalada gobalka .

inta kadib waftigu  waxa uu dib ugusoo labatay casimada hargaysa

admin