Daawo: wasiirka arrimaha gudaha oo gudida joogtada ah ee golaha wakiilada uga warbixiyey xaalada ceel af-weyn iyo magafayaal lasoo qabqabtay

Hargeysa (MOI):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo

maanta hor tagay golaha guurtida Somaliland ayaa shaaciyey in dadkii ku dhaawacmey dagaalkii ceel Afweyn isla marka ay bogsadaan xabsiga la dhigi doono

admin