somaliland iyo itoobiya oo Heshiis iyo iskaashi dhanka amniga ah ku dhax maray magaalada boorama ee xarunta gobolka awdal
shirkan oo ay qayb ka ahaayeen sarakiisha militeriga iyo booliska shirkan oo lagu soo qaadaya sidii labada dhan iskaga kaashan lahaayeen amniga iyo xasiloonida labada wadan
halkan ka daawo