Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Oo Kulan La Yeeshay Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka

Hargaysa (MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha GUdaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed   Ayaa  Shalay  Iyo Saakama  Kulan La Yeeshay   Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka .

Kulankani  ayaa daaranaa sidii  loo  dardar  galin  lahaa   hawlaha  shaqo  ee   ay  wasaarada  iyo   badhasaabada iyo  maayaradu  ka wada  shaqeeyaan

 

admin