Daawo: Ciidamada Amaanka Gobolka Sool Oo Gacanta kusoo Gigay Ragii Ka Danbeeyey Dilkii Ganacsade Dhawaan Lagu Dilay Laascaanood

Hargaysa(MOI)- Ciidamada  Laamaha Amaana gobolka Sool ee Police ka  iyo  Millitaryga ayaa galabnimadii Shalay  gacanta ku soo dhigay Raggii Ka Danbeeyey ganacsadihii  habeen dhawayd magaalada Laascaanood .

Waxaana ay sheegeen in hawlgalkiilagu soo qabtay ay ku qaadatay mudo 5 maalmood Shir Jaraaa’id oo goor dhawayd ku qabteen xafiiskooda ayey ugu baaqeen Madaxwaynaha Somaliland in Sharciga la mariyo gacan ku dhiiglayaal badan oo dad ku laayey gobolka kuwaa oo sanado badan lagu hayey xabsiyada gobolka Sool .

admin