Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo weedhihii wasiir kuxigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Muuse Diiriye Horena u ahaa Wasiiru Dawlaha Wasaarada uu ka jeediyey munaasibadii maanta ka qabsoontay xarunta wasaarada Taasi oo ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore ee wasaarada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir iyo wasiirka Cusub Maxamed Kaahin iyo waliba sidoo kale wasiir ku xigeenkii hore Jaamac Cabdillaahi Biin iyo wasiir ku xigeenka cusub.