Hargaysa (MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ayaa xilkii ka qaaday Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Saylac isla markaasi u magacaabay Xoghaye Cusub .
Wasiirka Arrimaha Gudaha Ayaa xoghayaha Cusub u Magacaabay Cilmi Sahahl Faarax waxaana wasiirka xafiiskiisa kasoo baxay labadan digreeto ee kala ah magacaabista iyo xilka qaadista.