Hargeysa(MOI)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta guud ee taliska ciidamada Booliska Somaliland.