Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo ay wehilnayaan qaar ka mid ah Maayarada Degmooyinka Dalka sida Borama, Berbera, Sheekh iyo Gudoomiye ku-xigeenka Caasimada Hargaysa ayaa furay shirka wada tashiga Komishanka Maaliyadda Dawladaha Hoose( local commission finance ).
Xafiiska warbaahinta ee Wasaaradsa Arimaha Jsl