Dowladda Somaliland oo Sheegtay inay Cagta Marisay Maxaabiisna Ka Qabatay Weeraro ay Jiida hore ee Gobolka Sool ku Soo Qaaday Maamul G. Putland

“Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo ku jira iska difaacidda weerarada kaga imanaya kooxaha Argagixisadu waxa ay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo iskugu jira argagixiso, ciidanka PSF ee Maamul Goboleedka Puntland iyo dad deegaanka ah oo la soo qalday.

Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland waxa ay siidaysay maxaabiistii u dhalatay deegaanka kuna dhawaacmay dagaalka ka socda Laascaanood oo eheladoodii lagu wareejiyay.

Ciidanka Qaranka JSL waxa ku suntan yihiin Geesinimo iyo Daacad.

Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka JSL

admin