Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Hadlay Xaaladda Nabadgelyo Iyo Shirka Isimadda Dhaqanka ee Laascaanood Ka Qaban Qaabinayaan G. SOOL
Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ay wehelinayaan Saraakiisha Kale Ciidamada ayaa Ka Hadlay Xaalada Nabadgelyo ee Gobolka Sool.
● Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani
● Sarreeye Guuto Saleebaan Barre Geesod
● Sareeye Guuto Cali Barre Xasan
● Sareeye Guuto Cabdi Axmed Tiir
● G/Sare Axmed Maxamed Ismaaciil
● G/ Sare Jaamaca Maxamed Ismaaciil
●G/Sare Jirde Kayse Muxumer
● G/Sare Xusee Ducaale Dheeg
● G/dhexe Cabdirashiid Axmed Nuur
● G/ dhexe Cali Axmed Shire
●G/Dhexe Khadar Axmed Xasan
●G Maxamed Saleeban Caabi
● Gaashaanle Yuusuf Warsame Axme
La Soco Muuqaalka
Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.