Wasiir kuxigeenka amniga ee wasradda arimaha gudaha ayaa kulan la qaatay hayadaah MAG iyo SIDA ee dawlada Sweden u qaabilsan iskaashiga caalimiga

Wasiir kuxigeenka Amniga ee wasradda arimaha gudaha mudane c/laahi  xuseen mahamed oo ay wehelinayen agaasimaha guud ee amniga iyo agaasimaha waaxda nabadaynta dhaqanka iyo siyaasada ee wasaradda arimaha gudaha ayaa kulan la qaatay hayadda MAG iyo SIDA  ee wadanka sweden u qabilsan iskaashiga caalamiga ah oo ay wasarada ka wada shaqeyaan nabadgalyada  kulanka oo ujeedkiisu ahaa sidii loo dardar galin lahaa korna loogu qaadi lahaa wada shaqaynta . 

admin