Agaasimaha Guud Ee Wasaaraddda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Abdirashid Hirsi Ali ayaa maanta ka qayb galay kulan tobabar loogu furayey xog-hayayaasha fulinta ee 23 degmo doorasho ee dalka.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaraddda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Abdirashid Hirsi Ali ayaa maanta ka qayb galay kulan tobabar loogu furayey xog-hayayaasha fulinta ee 23 degmo doorasho ee dalka.
Kulankani ayaa waxa kaso qayb galay Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Gudoomiyaha La dagaalanka musuqmaasuqa Agaasimaha Machadka Shaqaalaha Agaasimaha Machadka Dawladaha Hoose badiba xoghayayaasha 23 degmo doorasho ee dalka iyo masuuliyiin kale
admin