Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha JSL ayaa kulan la qaatay shacabka ku dhaqan gobalka sool
Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed kaahin ahmed,Wasiirka Gadiidka iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Bada oo uu weheliyo Maayirka D/Laascanood ayaa Waqti kula qaatay shacabka goobaha bulshadu iskugu timado.
Sidoo kale waxa ay waftidu kormeeren Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka Sool.
admin