Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha mudane : mahamed kaahin ahmed ayaa ka wara bixiyay tababarkii u soo xidhmay 23 degmo dorasho kuna amray dhamaan badhasaabyada inay dardar galiyaan kuna kantaroolan dhamaan degmooyinaka xilka iyo wajibaadka ka saaran qaranka .
ka wasaarad ahaana lagula xisbatami doono wax qabadkooda.