Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta furay shirka wada-tashiga kahor-tagga iyo wacyigelinta Maandooriyaha, oo ay ka wada tashanayeen sidii wacyigalin balaadhan looga wada samayn lahaa bulshada dhanka Culimada iyo xukuumaddaba iyo dhamaan lamaha amniga