kulan lagag hadlayay sidii taba bar loogu furi lahaa golayaasha deeganka ee cusub
Waxaan halkan iskugu nimi sida aynu la wada socono Bishi 31-May Doorashadii dalka ka dhacaday ee Labada Gole ee Deegaanka iyo Wakiilada dabadeed, waxaynu ku talogalnay inaynu Tababar furno.
Goleyaasha deegaanka ee qaranka usoo baxay oo lagugu tababro hawlahooda iyo Waajibaadkoda ay qaranka u hayaan sidaas daarteed waxaa lagama maarmaan noqotay Wasaaradaha ay hawlahaasi xillka weyn ku leh qaybna ka ah Barnaamijka JPLG.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed Kaahin Ahmed
admin