Wasara arimaha guda ayaa kulan isugu yeedhay ganacsato dawladah hoose ee dalka iyo wasarada maaliyada kulankan oo u jeedkiisu ahaa kor u qaadida iyo tayayaynta liisanka ganacsiga kulanka oo mudo laba cisho ah socday ayaa maanta soo gabagaboobay