Wasirka Wasarada Arimaha Gudaha JSL Mudan.Mahamed kaahin Ahmed,ayaa xafiskisa ku qabilay gudida dib u habanta iyo tayaynta shaqalaha dowlada ee heer qaran
Wasirka oo hadalo koo koo ban ka idhi shirkaa’waa howl aad iyo aad u culus,oo dhinacyo badan tabanaysa in aynu samayno xaqsiinta shaqalaha kala duwan ee dowlada iyo ciidamada howl gabay,howl yar maha.Tirada ugu horaysana waa toboneeyo kun,waxay
na u bahantay markaynu howshaa bilowno in aynu waxeedi iska diyarino’.
admin