Ilaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun
Waftida Xukuumada Ee Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed Ee Ku Sugan Degmada Ceel Afweyn Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Chief Caaqil Axmed Hassan Maxamed (Axmed Khayr) Oo Maanta Ku Geeriyooday Cisbitaalka Magaalada Ceerigaabo.
Waftida Uu Wasiirku Hogaaminayo oo Ka Kooban
Oo Dhamaantoodba Ku Sugan Degmada Ceel Afweyn Ee Ka Tirsan Gobolka Sanaag Kuwaasi Oo Halkaa U Joogaa Nabadaynta Deegaanadaasi.
Ilaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun