Wasiirka  Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Oo Shirkad Asli Maydi Ka Gudoomay Gaadhi Ay  ugu Talo Galeen Ciidanka Boliska Kuna Wareejiyey Taliyaha Ciidamada Boliska.

Hargaysa (MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSl  Maxamed Kaahin Axmed Ayaa  Saaka  Shirkada Ganacsiga Xabkaha Iyo Faleenka ee Asli Maydi  Ka Gudoomay Gaadhi ay  ugu tallo galeen  Ciidamada Boliska Ee Gobolka Sanaag.

Gaadhigan oo  noociisu  ahaa XAAJIYAD TOYOTAHA HILUX 4WD ayaa waxaa  Wasiirka Arrimaha gudaha  Si Rasmiya  Ugu Wareejiyey  masuulka  shirka  Asli Maydi  Barkhad Jibriil  isagoo wasiirkuna   isla  goobtaasi  kusii wareejiyey taliyaha ciidamada  boliska  S/gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan.

Maaha  markii ugu  horeysay  ee  shirkada  ka  ganacsiga  xabkaha iyo  faleenka ee ASLI MAYDI ay gaadhiid ugu   deeqdo  ciidamada Boliska .

encrypted

admin