Hargaysa (MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa saaka xafiiskiisa shir kula qaaday madaxda haayada EU-da kuwaasi oo ay ka wada hadleen Sidii ay Somaliland uuga caawin lahaayeen Doorashooyinka Loona Heli lahaa Doorasho Wakhtigeedii Ku Qabsoonta.
Shirkan ayaa wasiirka waxaa ku wehelinayey Agaasimaha Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka , Agaasimaha Guud Ee Amniga Qaranka iyo waliba Saraakiil ka mida Wasaaarada Arrimaha Gudaha.
Shirkan muddo kooban soconayey ayaa lahaha wada hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaa Doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo Golaha Deegaanka.
Maadaama Wasaarada Arrimaha Guduhu masuul katahay severka diwaangalinta dhalashada muwaadinka ah iyo goloyaashada deegaanka taasina ay sees u tahay helida tirakoobka bulshada.