Hargaysa (MOI)- wasiirka wasaarada arrimaha gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed , wasiirku xigeenka wasaarada , agaasimayaasha guud iyo dhamaan wasaarada arrimaha gudaha somaliland waxay tacsi u dirayaan iyagoo ka murugaysan Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Maatarkii Degmada Magaalo Cad Marxuum IBraahim Aw Muxumed Aw Cilmi, oo xalay 6-2-2018 ku geeriyooday Degmada Magaalo Cad.
waxaanay ka tacsiyadaynaynaa ehelkii , qaraabadii, qoyskii uu ka baxay iyo dhamaan shacbi weynaha jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan wasaarada arrimaha gudaha in ilaahay samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo .
inaalilaahi wa ina ilayhe raajucuun.