Hargaysa(MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa saaka kulan la qaatay Ugaaska Guud ee Ciisaha Odayaasha Gendaha.
Wasiirka Ayaa si diiran usoo dhaweeyey Ugaaska Iyo Gendaha isla markaasi kala hadlay sidii ugaas ugala shaqayn lahaa nabada .