Hargaysa (MOI)- Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Si Rasmiya Xilkii Ugala Wareegay Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir .
Munaasibada xil wareejinta ayaa ka dhacday gudaha wasaarada arrimaha gudaha iyada oo kasoo qayb galeen taliyayaashada ciidamada Boliska, Ilaalada Xeebaha, Dab Damiska iyo Laanta Socdaalku.
Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay badhasaabada kala duwan ee dalka maayirada madax dhaqameedka iyo hay-adaha la shaqeeya wasaarada.
guud ahaanba xaflada xil wareejinta ayaa si wanaagsan u qabsoontay.