Wasiirka Wasraada Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon,Wasiir-Ku Xigeenka Maamulka, Gobolada Iyo Degmooyinka Jaamac Cabdillaahi Biin, Wasiiru dawlaha Amniga Qaranka, Agaasimaha Guud Ee Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur, Agaasimaha Amniga Afayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Iyo Dhamaanba Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Gudaha .
Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Maayarka Degmada Xariirad Marxuum Abokor Xasan Guuleed Oo Galabta Ku Geeriyooday Daad Xoogan Oo Qaaday Gaadhi Ay Saarnayeen Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirisaaq Waabari Rooble.
Dooxa Qaaday maayarka ayaa lagu magacaabaa Sac-Waraabis waxaana uu shan kiiloo mitir dhinaca koon-fureed ka xigaa Magaalada Boon.
Masuuliyiinta wasaarada Arrimaha Gudahu waxaa ay ilaahay uga maryayaan inuu samir iyo iimaan saadiqa kasiiyo qoyskii qaraabadii iyo qaranka Somaliland eek u ka baxay marxuumkaasi inta kale ee dhaawacantay uu ilaahay caafiyo.
AAMIIN AAMIIN