Daawo: Madaxwayne Siilaanyo Oo Goordhawayd Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Madaxtooyada Oo Faah-faahin Ka Bixisey Ujeedada Safarka Madaxwaynaha

Hargeysa(MOI)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maanta ka baxay magaalada Hargeysa ayaa goordhawayd gaadhay magaalada Berbera.Waxaana ujeedada safarka madaxwaynaha ee gobolada Bari faahfaahin ka bixisey madaxtooyada Somaliland.

admin