Daawo:Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Oo Dhex Maray Laba Beelood Oo Walaalo Ah
Hargeysa(MOI)-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay shaqaaqo dhawaan magaalada Laascaanood ku dhex martay laba beelood oo walaalo ah isla markaana sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.Waxaana uu wasiirku sheegay in ciidamada qaranku ay ku kala dhex jiraan labada beelood nabadayntooduna ay wali socoto,waxanaa uu fariin u direy maleeshiyaadka labada dhinac oo is hor fadhiya.
admin