Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) Ayaa Saaka 3 Gaadhi Oo Kamid Ahaa Gaadiidkii Wasiirkii Hore Ku Wareejiyey Siiyan Ciidamada Boliska Somaliland .
Sadexdan Gaadhi Oo Ah Marshaandiis Ayaa Wasiirku Waxaa Uu Si Rasmiya Furayaashooda Uugu Wareejiyey Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Boliska.
Munaasibada Xil Wareejinta Ayaa Wasiirka Waxaa Ku Wehelinaayey Wasiirku Xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Jaamac Cabdillaahi Biin Maayirka Iyo Maayir Ku Xigeenka Caasimada Iyo Tiyo Xubno Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargaysa.
Halka Dhanka Kalana Ay Taliyaha Kuxigeenka Wehelinayeen Taliyaha Hoostada Gaadiidka Iyo Saraakiil Kale