Hargaysa(SLMOI)- Wasiiru Dawlaha Wasaarad Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriya ayaa Kulan oo uu saaka iskugu yeedhan madax dhaqameedaka waxgaradka iyo masuuliyiinta beelaha wada dega Dhul daaqsimeedka Waqooyiga Hargaysa.
Kusoo gunaanaday khilaad dhuleed oo ka taagnaa dhuldaaqsimeedka deeganada waqooyiga hargaysa kaasi oo la doonaayey in la deegaameeyo.