Hargaysa(SLMOI)- Halkan ka Daawo: Waasiir Ku Xigeenka Gobolada iyo Degmooyinka eE Wasaarada Arrimaha Gudaha Jaamac Cabdillaahi Biin oo Maanta Shir Jaraaíd oo uu ku qabtay xafiiskiisa ku cadeeyey Inaan Ugaaska xidhan ee Xisbiga Wadani U Doodayo aan loo xidhin taageeradiisa uu u muujiyey wadani laakin loo xidhay Ka been Abuurista Sandalada iyo ugaas aan loo dooran .
wasiirku xugeenka ayaa xisbiga wadani si adag uuga digay inaanay ku milmin arimaha dhaqanka ee sabibi kara isku dhac reereed e ay ku eekaadaan siyaasada