Dogoble(SLI)- waftidii uu hogaaminayey wasiiru dawlaha wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ee beryahanba ku sugnaa deegaanada ceel afweyn ilaa ceerigabo ayaa shalay ka hawl galay bur burinta magaalada Dogoble halkaasi oo ay qiimayn ku sameeyeen dhismayaasha ka dhisan iyadoo dadka loo celin doono kharashka kaga baxay