Hargaysa( SLI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta soo saaray taar lagu ta kiidinayo wareegto hore wasaaradu ugu joojisay caleemo saarka sulaadiinta iyo cuqaasha .
Taarkan oo dhamaystirana waxa uu u qornaa sidan hoos ka muuqata;-