Daawo:-Somaliland Oo Mabnuucday   Maasaboorka Somaliya Ee Foojariga Ah  Laguna Sameeyo Gudaha Somaliland

Hargaysa(SLI)- Xukuumadda Somaliland Waxay Shaaca Ka qaaday in ay mamnuucday in dalka lagu soo galo isla markaana lagaga dhoofo Passpor-ka Somaliya gaar ahaana qaar ay sheegeen in ay yihiin Fojari Dalka Lagu sameeyo.
Warbaahinta Waxa la hadlay Agaasimaha Guud ee Arimaha Gudaha iyo Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland waxaana ay amarkan si rasmi ah u cadeeyeen in uu yahay go’aan fulaya maanta laga bilaabo

admin