Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Maanta Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Kana Warbixiyay Ujeedada Socdaalkooda

Ceerigaabo(SLI)- Taliyaha guud ee ciidamada booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta gaadhay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag, waxaana uu taliyuhu ka warbixiyay ujeedada uu daaran yahay socdaalkoodu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

admin