HAMBALYADA MADAXWEYNAHA EE BISHA RAMADAAN
Bismillaahi-Raxmaani–Rraxiim
Assalamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatu,
Taariikh: 05/06/2016- 29/Shabcaan/ 1437 (H)
“Anigoo ku hadlaya Magacayga,iyo kan wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amaanka Jamhuuriyadda Somaliland, Waxaan ugu horeyn hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dhamaan Ciidamada Amaanka Dalka Iyo Xaasaskooda, Shucuubta Islaamka guud ahaan iyo shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland , oo aan ku tahniyadaynayo bilashada bisha barakaysan ee RAMADAAN.
Waxaan leeyahay: RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR. ILAAHAY WAXAN KA BARYAYAA INAYNU RAMADAANTAN TEEDA KALE INNAGU GAADHSIIYO BASH-BASH, BARWAAQO, AMNI IYO IIMAAN.
ALLAA MAHAD LEH,