Hargaysa(SLI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed waran Cade ahna gudoomiyaha gudida qabanqaabada xuska 18May oo maanta shir jaraaíd ku qabtay xarunta wasaarada ayaa bulshada ku booriyay inay si weyn uga qayb qaataan xuska munaasbada qarannimada oo maanat rubuc qarni ay Somaliland gooni u taagnayd waxaana hadaladiisi kamid ahaa
“Waxaan mahad halkan uga celinayaa dhamaanba bulshada reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan sida ay iskugu abaabulayaan maalinta xuska !8 May oo maanta rubuc qarni la joogo inagoo caalamka u dirayna inay ka go’antay inay inaga go antahay qadiyada Somaliland”