Madaxweynaha JSL Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Marayso Koonfurta Gobolka Sool, Fariina U Diray Cidkasta Oo Dedaal Nabadeed Ka Qaadan Karta Shaqaaqadaa
28 Dec
2017
Written by admin

Madaxweynaha JSL Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Marayso Koonfurta Gobolka Sool, Fariina U Diray Cidkasta Oo Dedaal Nabadeed Ka Qaadan Karta Shaqaaqadaa »

News
1129

Hargeysa (MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay gobolka Read more…

Madaxweynaha Somaliland oo Dardaaran Qiiro leh oo Waddaniyadeed ku Gunaanaday Shirkii Wada-tashiga Golihiisa Wasiirrada
28 Dec
2017
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland oo Dardaaran Qiiro leh oo Waddaniyadeed ku Gunaanaday Shirkii Wada-tashiga Golihiisa Wasiirrada »

News
1098

“Waxa ina horyaala in si hor ilaahay ah inaan inta ugu badan dedaali doono, shacabkuna abaalka ma qariyaan hadday arkaan wax toosan”

Hargeysa(MOI)- Read more…

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Islaab Xaadhasho Ah Kula Qaatay Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Oo Uu Hor kacayo Gudoomiye Cirro
25 Dec
2017
Written by admin

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Islaab Xaadhasho Ah Kula Qaatay Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Oo Uu Hor kacayo Gudoomiye Cirro »

NewsVideo
1250

Hargeysa (MOI)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley hoggaanka sare ee xisbiga waddani oo ay hor kacayaan gudoomiye Read more…

Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto
24 Dec
2017
Written by admin

Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto »

NewsVideo
1330

Hargeysa (MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golaha wasiirrada u daah-furay kulan ballaadhan oo lagaga tashanayo qorsheyaasha ay xukuumaddu Read more…

TACSI MADAXWEYNE: IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
21 Dec
2017
Written by admin

TACSI MADAXWEYNE: IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN »

News
1567

TACSI MADAXWEYNE:21/12/2017 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka Read more…

Daawo:Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Kana Dhegeystay Xog-waran Ku Saabsan Dar-dargelinta Shaqaalaha.
21 Dec
2017
Written by admin

Daawo:Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Kana Dhegeystay Xog-waran Ku Saabsan Dar-dargelinta Shaqaalaha. »

NewsVideo
1093

Hargeysa(MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gudida sare ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo ka kooban qeybaheeda kala duwan ee Read more…

Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Qaddo Sharaf  U Saamaysay Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka Oo Caasimada Hawlo Shaqo U  Joogay
21 Dec
2017
Written by admin

Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Qaddo Sharaf U Saamaysay Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka Oo Caasimada Hawlo Shaqo U Joogay »

NewsVideo
1174

Hargaysa (MOI)-  Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  ayaa  maanta  Qaddo  sharaf  u   shamaysay   Badhasaabada iyo Maayirada  dalka   kuwaasi  oo Muddo  ku   sugnaa  GUdaha Caasimada Read more…

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed  Oo Kulan  La Yeeshay  Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka
20 Dec
2017
Written by admin

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Oo Kulan La Yeeshay Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka »

News
1118

Hargaysa (MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha GUdaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed   Ayaa  Shalay  Iyo Saakama  Kulan La Yeeshay   Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka .

Kulankani  Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Saaka Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Ugaaska Guud Ee Ciisaha
20 Dec
2017
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Saaka Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Ugaaska Guud Ee Ciisaha »

News
1224

Hargaysa(MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed  ayaa  saaka  kulan la  qaatay  Ugaaska Guud  ee Ciisaha Odayaasha Gendaha.

Wasiirka  Ayaa si  Read more…

Daawo: Ciidamada Amaanka Gobolka Sool Oo Gacanta kusoo Gigay Ragii Ka Danbeeyey  Dilkii Ganacsade Dhawaan Lagu Dilay Laascaanood
20 Dec
2017
Written by admin

Daawo: Ciidamada Amaanka Gobolka Sool Oo Gacanta kusoo Gigay Ragii Ka Danbeeyey Dilkii Ganacsade Dhawaan Lagu Dilay Laascaanood »

NewsVideo
1267

Hargaysa(MOI)- Ciidamada  Laamaha Amaana gobolka Sool ee Police ka  iyo  Millitaryga ayaa galabnimadii Shalay  gacanta ku soo dhigay Raggii Ka Danbeeyey ganacsadihii  habeen Read more…