Madaxweynaha  Somaliland  Oo Wareegto Madaxweyne Maanta Ku  Magacaabay  Afar Agaasime  Guud
13 Jan
2018
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo Wareegto Madaxweyne Maanta Ku Magacaabay Afar Agaasime Guud »

News
1130

Hargaysa (MOI)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-22/012018, uu ku magacaabay Afar Agaasime.

Read more…

Daawo: WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND OO KA HADLAY XAALADA XUDUUDA BARIGA
13 Jan
2018
Written by admin

Daawo: WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND OO KA HADLAY XAALADA XUDUUDA BARIGA »

NewsVideo
1703
Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Fal-fadhigoodii 3aad ee ay yeeshaan maanta ka soo saaray Go’aamo Adag
13 Jan
2018
Written by admin

Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Fal-fadhigoodii 3aad ee ay yeeshaan maanta ka soo saaray Go’aamo Adag »

News
1083

Hargeysa(MOI)-  WAR-SAXAAFADEED:11/01/2018-Kal-fadhigii saddexaad (3aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna Read more…

Wasiirka  Arrimaha Gudaha JSL oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
10 Jan
2018
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya »

News
1073

Hargeysa(MOI)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland  Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Kulan La Qaatay  ergayga gaarka ah ee xog-hayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland Read more…

Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
10 Jan
2018
Written by admin

Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya »

NewsVideo
1201

Hargeysa(MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha qaramada midoobay u qaabilsan Read more…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
8 Jan
2018
Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay »

News
1128

Hargeysa(MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhammaysteen Read more…

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Jabuuti
8 Jan
2018
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Jabuuti »

News
1133

Jabuuti(MOI)- Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Jabuuti ayaa munaasibad soo dhaweyn ah oo ka dhacday hotelka Kempiski ugu sameeyay madaxweynaha Somaliland Read more…

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Ku Tegay Dekeda Jabuuti Iyo free zone-ka Ka Caagan Cashuuraha, Iyadoo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay Madaxweynaha JSL
7 Jan
2018
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Ku Tegay Dekeda Jabuuti Iyo free zone-ka Ka Caagan Cashuuraha, Iyadoo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay Madaxweynaha JSL »

News
1358

Jabuuti (MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo xubnihii ka midka ahaa weftigiisa ayaa booqday dekeda Dooraale iyo dekeda shiinuhu maalgeliyay ee Jabuuti iyo xarunta Read more…

Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay Maanta Iyo Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen
7 Jan
2018
Written by admin

Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay Maanta Iyo Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen »

News
1238

Jabuuti(MOI)- Madaxweynayaasha Labada Dal ee Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankoodii labaad maanta ku yeeshay qasriga Read more…

Daawo: Hadaladii Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ka Jeediyey  Shirka  Shaqaalaha
7 Jan
2018
Written by admin

Daawo: Hadaladii Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ka Jeediyey Shirka Shaqaalaha »

NewsVideo
1118