Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku Xigeenka U Qaybsamaha Xafiiska Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoomay Mr. Peter De Clarcq.+Sawiro »
Hargaysa (MOI)-Waasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Xasiifkiisa ku Qaabilay wafti uu hogaaminayo Mr. Peter De Clarcq oo ah Read more…
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka Iyo Qodobada Ay Ka Wada Hadleen+Sawiro »
Hargeysa(MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo safiirka waddanka Jarmalka u qaabilsan Read more…
Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland Oo Ka Qabsoontay Gobolada Dalka Iyo Khudbadihii La Jeediyey+Sawiro »
Hargeysa(MOI):-Guud ahaan goboladda Somaliland waxaa Maanta si balaadhan looga xusay sannad guuradda 36-aad ee xuska maalinta Dhallinyarada Somaliland oo loo asteeyay 20-ka bishan, Read more…
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Shir La Yeeshay Wasiirka Kalluumaysiga Iyo Wafti Ka Socda shirkada Anglo Somaliland Resources. »
Hargaysa (MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Axmed Kaahin ayaa saaka Shir albaabadu u xidhan yihiin xafiiskiisa kula yeeshay Wafti ka socday Read more…
Go’aamo Ka Soo Baxay Kal-fadhigii Shanaad Ee Golaha Wasiirada Xukumada Cusub Ee Somaliland. »
WAR-SAXAAFADEED:08/02/2018 Kal-fadhigii shanaad (5aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna Read more…
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Si Rasmiya Ciidanka Dabdemiska Ugu Wareejiyay Xarunta Ciidanka Dab-demiska Burco »
Burco (MOI)- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye iyo Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Togdheer Ramaax Ayaa Maanta Si Rasmiya Ciidanka Read more…
Tacsi: inaalilaahi wa ina ilayhe raajucuun. »
Hargaysa (MOI)- wasiirka wasaarada arrimaha gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed , wasiirku xigeenka wasaarada , agaasimayaasha guud iyo dhamaan wasaarada arrimaha gudaha somaliland Read more…