Madaxweynaha Somaliland Oo  Dhambaal Tacsi Ah U Diray Eheladii Uu Ka BaxayMacalin Ismaaciil Dhubato
13 Mar
2018
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Eheladii Uu Ka BaxayMacalin Ismaaciil Dhubato »

News
1392

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Oo Soctaal Ku Laka Bixiyey Deegana Ay Degaan Beelihii Dhawaan Dirritu Ku Dhex Martay Deegaanka Ceel Afweyn.
12 Mar
2018
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Oo Soctaal Ku Laka Bixiyey Deegana Ay Degaan Beelihii Dhawaan Dirritu Ku Dhex Martay Deegaanka Ceel Afweyn. »

News
1287

Ceel Afweyn (MOI)- Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka hiirtii ka anbo baxay degmada Ceel Read more…

Daawo: Khudbadii Wasiirka Arrimaha Guduhu Faraaraha Uga Jeediyey Shacabi weynaha Degmada Ceel Afweyn
11 Mar
2018
Written by admin

Daawo: Khudbadii Wasiirka Arrimaha Guduhu Faraaraha Uga Jeediyey Shacabi weynaha Degmada Ceel Afweyn »

NewsVideo
1164

Ceel afweyn (MOI)- Halkan Ka Daawo: Khudbadii Wasiirka Arrimaha Guduhu Faraaraha Uga Jeediyey Shacabi weynaha Degmada Ceel Afweyn.

Waftidii Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Gudidii Nabadaynta Ee Golaha Guurtida Ayaa Maanta Fagaaraha Degmada Ceel Afweyn Kala Hadlay  Bulsha Weynta Deegaanka Si Loo Gaadhsiiyo Goaamadii La Isla Qaatay.+Sawiro
11 Mar
2018
Written by admin

Waftidii Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Gudidii Nabadaynta Ee Golaha Guurtida Ayaa Maanta Fagaaraha Degmada Ceel Afweyn Kala Hadlay Bulsha Weynta Deegaanka Si Loo Gaadhsiiyo Goaamadii La Isla Qaatay.+Sawiro »

News
1131

Ceel Afweyn(MOI)-  Wasiirka  Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo  Gudida  Nabad Galyada Ee Golaha Guurtida Jsl  Ee  Arrimaha  Nabada U  Joogay  Degmada Ceel  Afweyn  Oo  Read more…

Wasiiru ku-xigeenka Wasarada Arimaha Gudaha iyo Wasiirka deegaanka  Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Seerayaashii La Ootay iyo Degaamaynta Cusub
11 Mar
2018
Written by admin

Wasiiru ku-xigeenka Wasarada Arimaha Gudaha iyo Wasiirka deegaanka Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Seerayaashii La Ootay iyo Degaamaynta Cusub »

NewsVideo
1130

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Gudidii Nabadgalyada Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Soo Afjaray Heshiisiinta Beelaha Walaalaha Ah Ee Deegaanka Ceel Afweyn + Go’aamo Laga Soo Saaray
10 Mar
2018
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Gudidii Nabadgalyada Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Soo Afjaray Heshiisiinta Beelaha Walaalaha Ah Ee Deegaanka Ceel Afweyn + Go’aamo Laga Soo Saaray »

News
1137

Ceel Afweyn(MOI)- Waftidii wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Gudidii Nagabadayta Golaha Guurtida Ee Arrimaha Nabadaynta u Joogay Deegaanka Ceel Afweyn ayaa Maanta Soo Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Gudidada Nabadgalyada Ee Golaha Guurtida Somaliland ee Arrimaha Nabadaynta U Jooga Deegaanka Ceel Afweyn Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Macalimiinta Iskuulada iyo Waalidiinta Ardayda .
7 Mar
2018
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Gudidada Nabadgalyada Ee Golaha Guurtida Somaliland ee Arrimaha Nabadaynta U Jooga Deegaanka Ceel Afweyn Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Macalimiinta Iskuulada iyo Waalidiinta Ardayda . »

News
1146

Ceel Afweyn (MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Gudida Nabad Galyada Ee Golaha Guurtida Ee Arrimaha Nabada Galyada U Joogay Deegaanka Degmada Ceel Afweyn Read more…

Waftidii Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Gudida Nabad Nabadgalyada ee Golaha guurtida Somaliland ee Nabadaynta u Jooga Ceel afweyn Oo Maanta Xidhay Nabada Deegaanka .
3 Mar
2018
Written by admin

Waftidii Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Gudida Nabad Nabadgalyada ee Golaha guurtida Somaliland ee Nabadaynta u Jooga Ceel afweyn Oo Maanta Xidhay Nabada Deegaanka . »

News
1140

Ceel Afweyn (MOI)- Waftida Wasiirka Arrrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Iyo Gudida Nabad Galyada Ee Golaha Guurtida ayaa maanta soo xidhay nabada Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Saaka Kormeer Ku Kala Bixiyey Tuulooyinka Bixin Iyo Ilad Garod 
3 Mar
2018
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Saaka Kormeer Ku Kala Bixiyey Tuulooyinka Bixin Iyo Ilad Garod  »

News
1490

Ceel Afweyn(MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo todobaadkii ugu danbeeyey Hawlo shaqo ugu sugnaa deegaanka Ceel Afweyn Ayaa Saaka Socdaal uu ku wehelinayo Read more…

Waftidii Wasiirka Iyo Gudidii Nabadgalyada Ee Golaha Guurtida  Oo  Manta Guda Galay  Wajigii Labaad Ee  Dhexdhexaadin  Labada Beelood Ee Ceel Afweyn + Soo Xidhida Nabada Iyo  Dhaarinta Oo Sabtida Loo Balamay
1 Mar
2018
Written by admin

Waftidii Wasiirka Iyo Gudidii Nabadgalyada Ee Golaha Guurtida  Oo  Manta Guda Galay  Wajigii Labaad Ee  Dhexdhexaadin  Labada Beelood Ee Ceel Afweyn + Soo Xidhida Nabada Iyo  Dhaarinta Oo Sabtida Loo Balamay »

NewsVideo
1134

Ceel Afweyn (MOI)- Waftidii wasiirka arrimaha gudaha Somaliland  iyo  gudidii  golaha  guurtida Somaliland ee  arrimaha  nabadaynta u joogay  degmada Ceel Afweyn ayaa  manta Read more…