Madaxweyne Ku Xigeenka JSl oo saaka Si Rasmiya U Furay Shirka Nabadaynta Baalaha Walaalaha ah ee Deegaanka Degmada Ceel Afweyn. »
Ceel Afweyn (MOI)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane cabdiraxmaan cabdillaahi Saylici iyo waftidii uu hogaaminayey ayaa saaka si rasmiya u furay shirka nabadaynta Read more…
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Waftidii uu Hogaaminayey Oo Kulan Ballaadhan Isugu Yeedhay Dhamaan Ergooyinkii Ka Qayb Galaysay Nabadaynta Deegaanka Ceel-afweyn . »
Ceel-afwayn(MOI) -Madaxweyneku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo waftigii ballaadhnaa ee uu hogaaminaayay ayaa galabta kulan isugu yeedhay dhamaan ergooyinkii ka qayb Read more…
Waftidii uu Hogaaminayey Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Ee Arrimaha Nabadaynta U Joogay Degaanka Ceel Afweyn Oo ka Hadlay Halka Ay Hawshu Marayso. »
Ceel Afweyn (MOI)- Wafdigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayay ayaa maanta shir-jaraa’id ku qabtay guriga martida ee degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag iyagoo ka Read more…
Waftidii Nabadaynta Ee Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Hogaaminayey Oo Kormeer Indho Indhayna Ku Tagay Jidka Wadada Ceerigaabo Ee Isku Xidha Ceel Afweyn Iyo Ceerigaabo »
Ceel Afweyn (Moi)- Waftidii Uu Hogaaminayeweyne Ku Xigeenka Somaliland Ee Arrimaha Nabadaynta U Joogay Deegaanka Degmada Ceel Afweyn Ayaa Saaka Kor Meer Indho Read more…
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Ayaa Gaadhay Magaalada Ceel-afweyn Ee Gobolka Sanaag Halkaasi Oo Ay Ka Furmi Doonaan Shir-weynaha Nabadaynta Deegaankaas. »
Cee-afwayn-(MOI)-Madaxweyneku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa gaadhay magaalada ceel-afweyn ee gobolka Sanaag,magaaladani oo in muda ah ay ka socdeen dagaalo Read more…
Laascanood:-Taliyaha Ciidanka Police-ka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Laascaanod +U Jeedka Safarkiisa »
Laascanood (MOI)- Taliyaha Ciidanka Police-ka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Laascaanod +U Jeedka Safarkiisa
Nuxurka Kulan Hargeysa Ku Dhex Maray Madaxweyne Biixi iyo Madaxa Laanqayrta Cas + Sawirro »
Hargaysa (MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee Read more…
Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Daah-furey daah-furay wajiga saddexaad ee Barnaamijka maamul-daadejinta dawladaha hoose ee JPLG »
Hargaysa(MOI)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ibo-furay mashruuc ballaadhan oo lagu daah-furay wajiga saddexaad ee Barnaamijka maamul-daadejinta dawladaha hoose ee Read more…
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xiisada Ka Taagan Deegaanka Tuke-Raq Iyo Duullaanka Maamulka Puntland. »
Hargeysa(MOI)-Kal-fadhigii 15-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland yeeshaan, ayaa maanta si rasmi ah uga qabsoomay, xarunta qasriga madaxtooyada qaranka Somaliland.
Shirkan oo maanta Read more…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo warbixin DhagaystayWaaxda Qorshaynta Wasaarada IyoLixda Agaasime Waaxeed . »
Hargaysa (MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ay weheliyaah Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Iyo Labada Agaasime Guud ee Amniga Iyo Gobolada Iyo Degmooyinka Read more…