href=”http://somalilandinterior.net/2025/02/17/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-arrimaha-gudaha-amniga-jsl-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wefti-ka-socda-hayaadda-undp/fb_img_1739815492391/” rel=”attachment wp-att-6150″>
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL Maxamed Cali Maxamuud’ ayaa kulan gaara oo Xafiiskiisa ka qabsoomay ku Qaabilay Wefti balaadhan oo sre oo ka socda Haya’adda Caalamiga ee UNDP.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Cali Maxamuud’ Weftigan Somaliland Safarka shaqo ku yimid ee Haya’adda UNDP, waxa uu kulankan daarna is-barasho iyo is-xog waraysi, iyagoo si qoto dheer uga wada hadlay dardagalinta Mashruuca (UN-Joint Rule of Law Phase II) kulankan ayaa kusoo idlaaday Isfahan iyo in lasii wado wada-shaqaynta balaadhan ee ka dhaxaysa UNDP iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL.