Wasaaradda Arimaha Guddaha Jsl oo magaaladda Ceerigaabo ku Qabatay Shi Adkaynta Amniga ku saabsan

Waxa maanta Magalada Ceerigaabo lagu soo gabagabeeyey Shirka ku saabsan adkaynta nabadgalyada oo Maalmihii u dambeeyey u socday waxgaradka iyo waayeelka Bulshada Gobalka Sanaag magaalo Madaxdiisa Ceerigaabo.

Shirkan waxa soo qaban qaabiyey Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Gobalka Sanaag.

Waxaana soo xidhay shirkan Agaasimaha waaxda Dhismaha Nabada, Madaxdhaqameedka iyo Siyaasada ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Mustafe Ismacil Cabdi iyo Badhasaabka Gobalka Sanaag Mudane Axmed Cabdi Muse (Isdabar ) iyo Taliyaha Qaybta Police ee Gobalka Sanaag.

Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

admin