Wasaaradda Arimaha Guddaha Oo Hargeysa Ka Furtayshirka wada tashiga Komishanka Maaliyadda Dawladaha Hoose Jsl

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo ay wehilnayaan qaar ka mid ah Maayarada Degmooyinka Dalka sida Borama, Berbera, Sheekh iyo Gudoomiye ku-xigeenka Caasimada Hargaysa ayaa furay shirka wada tashiga Komishanka Maaliyadda Dawladaha Hoose( local commission finance ).

Xafiiska warbaahinta ee Wasaaradsa Arimaha Jsl

admin