Hargeysa : Wasiirka A. Guddaha Jsl oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Wakiilka Xafiiska Horuumarinta Qaramada midoobey ee UNDP Mr. Lionel Laurens.

Hargeysa : Wasiirka A. Guddaha Jsl oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Wakiilka Xafiiska Horuumarinta Qaramada midoobey ee UNDP Mr. Lionel Laurens

 

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xafiiska Horuumarinta Qaramada midoobey ee UNDP Mr. Lionel Laurens.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay wada shaqaynta labada dhinaca, sida Mashaariicda ay kala shaqeeyaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo guud ahaan Jamhuuriyadda Somalilandba.

Kulankan ayaa ku soo dhamaaday isfaham iyo wada shaqayn buuxda, Wakiilka waxaa kulanka ku wehelinayey Masuulin sa rsare oo ka tirsan Xafiiskiisa.

Cabdillaahi Axmed Caarshe
Agaasimaha Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadeynaha ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.

admin