wasiir-ku xigeen amniga ee wasardda arimaha gudaha ayaa kuland la qaatay waaxda isgaadsiinta wasradda

Wasiirku xigeenka amniga ee  wasradda Arimaha gudaha  mudane c/laahi xuseen mahamed   oo ay wehelinayay  agaasimaha guud amniga wasradda arimaha guha ayaa saka kulan la qaatay waaxda  isgaadhsiinta  iyo xidhiidhka wasaradda ama (media and communication) kulankan oo u jeedkiisu ahaa sidii loo dardar galin lahaa hawlaha shaqo ee waaxda korna loogu qaadi lahaa tayada  waaxda isgaadhsiinta wasaradda

admin