Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Mudane,Maxamed Kaahin Axmed oo wehelinayan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo Agaasimayaha guud ee wasaradda Ayaa Kulan la Qaatay,

Wafti ka socday Midowga Yurub iyo EUCAP, Laurianne Comard – Madax Barjaamijyadda Amniga iyo Ilaalada Badda ee European Union, Fabian Loewenberg – Ku Xigeenka Hay’adda EUCAP, Ronnie Willman – Madaxa Xafiiska EUCAP ee Hargeisa, Adnan Hagoog – Wakiilka Xafiiska European Union ee Somaliland.
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin sidii Midowga Yurub iyo Jamhuuriyadda Somaliland uga wada shaqayn lahaayeeen Baddacas.
May be an image of 1 person and sitting
May be an image of 1 person and sitting
May be an image of 1 person, sitting and standing
May be an image of 1 person, beard, sitting, suit and indoor
May be an image of 2 people
May be an image of 1 person, sitting and suit
May be an image of 5 people and indoor
admin